Sunday, July 6, 2025

DEGDEG: Mooshin ka horeeya cod u qaadista xukuumadda oo loo codeeyay [Akhriso natiijada]

Mooshin lagu dalbanayo in si degdeg ah codka loogu qaado maanta xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa cod loo qaaday goor dhoweyd.

Xildibaanada taageersan xukuumadda  iyo kuwa diidan ayaa isku qabtay in labada qodob ee kala ah;

1 – In  codka loo qaado maanta xukuumadda

2- Iyo in ay soo akhristaan muddo 1 ama 2 maalmood ah

Dood iyo muran hareeyay fadhiga kadib ayaa cod loo qaaday, waxaana natiijadii ay noqotay:

241 oo kulanka joogtay kulanka

Waxaa ogolaatay mooshinka cod u qaadista maanta ee xukuumadda 222

Waxaa diiday 15 

Waxaa ka aamusay 4

Sidaasina waxaa hadda ku bilowday kalsooni siinta xukuumadda iyadoo Ra’iisal wasaaare Xasan Cali Kheyre uu Barnaamijka xukuumadiisa  ka hor akhrinayo Baarlamaanka, kadibna codka loo qaadidoon

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON