Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Musharax Cali Max’ed Carraale oo ka baxay tartanka Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle

Musharixii xilka madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Maxamed Caraale ayaa ka baxay oo ka haray tartanka doorashada oo hadda ka bilaabatay magaalada Jowhar.

Cali Maxamed Caraale ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka, isagoo aan faahfaahin ka bixin sababta, laakiin Goobjooge.com ayaa sheegtay inay halis gashay fursadiisa. {AKHRI XAALADDA MUSHARAXAN}

cali-carraaleMusharaxan ayaa taageero ka heystay IGAD, waxaana muddooyinki dambe uu noqday go’doon kadib markii soo baxeen musharixiin xoog leh oo dhaqaale wata.

Doorashada xilka Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle waxaa hadda  isugu soo haray labada Musharax ee kala ah: Maxamed Cabdi Waare iyo Cali Maxamed Cosoble oo tartan adag uu dhex mari doono.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON