Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Natiijada wareega labaad iyo laba musharax oo isugu soo haray

Waxaa hadda soo gabagaboobay doorashada wareega labaad ee Guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare oo si weyn loogu loolamay.

Natiijada rasmig ah ayaa nqootay sida soo socota:

Xildhibaan Axmed Axmed Dhuxulow wuxuu helay  17 Cod

Xildhibaan Abshir Maxamed Axmed  ayaa helay : 19 Cod

Xildhibaan Maxamuud Mashruuc ayaa helay 16 Cod

Waxa muuqata in wareega saddexaad loo gudbi doono oo cod hal dheeri ah lagu kala adkaan doono iyadoo ay isugu soo hareen: Cabdi Axmed Dhuxulow Dhegdheer.

 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON