Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Nicholas Kay oo markii ugu horeysay ka hadlay Mooshinka Madaxweynaha

Ergeyga xoghayaha guud ee Q/Midoobay ugu qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Mooshinka laga keenay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud isagoo sheegay inuu la kulmay dhinacyada oo dhan.

Kay

Mr. Nicholas Kay ayaa bartiisa twitter-ka [social title=”Nicholas Kay” subtitle=”” link=”https://twitter.com/Somalia111″ icon=”fa-twitter”] ku sheegay in isagoo ay wehliyaan xubno uu ka mid yahay wakiilka IGAD, wakiilka Midowga Yurub iyo Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya ee arrimaha Soomaaliya  ay la kulmeen kana dhageysteen mowqifyadooda: Madaxweynaha, Ra’iisal wasaaraha, Guddoomiyaha Baarlamaanka, xildhibaanada Baarlamaanka, wuxuuna intaasi raaciyay inay Bayaan ka soo saari doonaan arrintan.

Wararka ku dhowdhow Beesha caalamka ee lugta ku leh xaaladda Soomaaliya ayaa sheegaya inay aad uga horjeedaan mooshinka ayna soo saari doonaan war cad oo ku saabsan walaaca ay ka qabaan in arrimaha hiigsiga cusub uu saameyn ku yeesho.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON