Friday, July 4, 2025

DEGDEG: Nin ku hubeysan Baangad oo dhimasho iyo dhaawac ka geystay Reutlingen, Germany [SAWIRRO]

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ku hubeysan Baangad uu weerar ku qaaday dad ku sugnaa magaalada

Reutlingen ee dalka Germany.

Ninkan ayaa la sheegay inuu dilay qof  haweeney ah oo uu  si ba’an ula dhacay Baangad, halka laba kale dhaawacyo uu gaarsiiyay, sida ay ku waramayaan Warbaahinta Jarmalka.

Ujeedka ninkan ayaan la ogeyn, waxaana Booliska ay qabteen ninka weerarka geystay, shilkan ayaa ka dhacay halka lagu magacaabo Listplatz square.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya inuu ninkan ka mid ahaa qaxootiga ka yimid Suuriya ee megangalyada u tegay dalka Jarmalka.

DAAWO SAWIRRO

Jarmalka1

Jarmalka2

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON