Saturday, June 28, 2025

DEGDEG: Qarax ka dhacay agagaarka Madaxtooyada Magaalada Muqdisho

Qarax aad u xoogan ayaa goor dhow  oo hadda ah ka dhacay agagaarka madaxtooyada Villa Somalia eemagaalada Muqdisho iyadoo qaraxa uu dhacay xilligii salaad maqrib lagu jiray.

Wararkii ugu horeeyay ayaa sheegaya in qaraxu  ka dhacay banaanka hore Madaxtooyada, gaar ahaan koontaroolka laga ilaaliyo madaxtooyada ee kasoo horjeedka  Hotelka SYL oo ah halka ay degan yihiin wafdiyada madaxda Soomaalida.

breaking-news2

Gaari waxyaabaha laga soo buuxiyay ayaa lagu geystay qaraxan waxaana markiiba uu qasaar gaarsiiyay derbiga hotelka SYL iyo  meelaha u dhow iyadoo goobtaasina ay tahay meel dad badan, dad badan oo meyd iyo dhaawac ah ayaa la sheegay inay goobta yaallaan. Wuxuuna qaraxa ku soo beegmay iyadoo war-murtiyeedkii ka soo baxay shirka wadatashiga saxaafadda loo akhrinayo.

Faahfaahinta filo goor dhow

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON