Saturday, August 2, 2025

DEGDEG: Qarax ka dhacay Baar ku yaalla Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada, kaasoo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mida caasimadda.

Qaraxa ayaa ahaa Gaari waxyaabo qarxa laga buuxiyey oo la dhigay iridka Maqaayadda The Village, degmada Hodan ee magaalada Muqdisho, wuxuuna qasaare gaarsiiyey gawaari iyo dad xilligaa ku sugnaa goobta.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya inuu dhaawac ka soo gaaray wiil dhalinyaro, waxaana waxyeelo soo gaartay oo gubtay gaadiid fara badan oo yaallay goobta baabuurta la dhigto eee maqaayadda The Village.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON