Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: QARAX KA DHACAY MAGAALADA MUQDISHO

War hadda na soo gaaray ayaa sheegaya in qarax ka dhashay gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa uu ka dhacay goor dhoweyd magaalada Muqdisho, gaar ahaan Isgoyska Cali Kamiin.

Qaraxa ayaa ahaa gaari loo yaqaan NOAH oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, wuxuuna qaraxaasi dhacay markii ay ciidamadu qabteen kadib salaadii Jimcaha.

Qasaaraha qaraxa ayaa ilaa hadda la sheegay laba ka tirsan ciidamada dowladda oo gaariga u dhowaa oo dhaawacyo ka soo gaareen.

Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir C/faraax Cumar Xalane ayaa xaqiijiyay qaraxa, wuxuuna sheegay inay gacanta ku dhigeen  dadkii watay oo labo ruux ahaa.

Faahfaahinta la soco,…

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON