Friday, June 27, 2025

DEGDEG: Qarax ka dhacay Xamarweyne, xarunta Gobolka Banaadir

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax uu dhaliyay gaari laga soo buuxiyay uu ku qarxay waxyaabaha qarxa oo la dhigay Hotalka iyo Baarka Al-hindi ee degmada Xamarweyne kuna dhow xarunta Gobolka Banaadir.

Qaraxa ayaa ahaa mid xoog badan, waxaana lagu soo beegay xilli mashquul ah oo dad badani ay halkaasi ku sugnaayeen.

Qasaare dhisho iyo dhaawac leh ayaa la sheegay inuu halkaasi ka dhacay… goobta qaraxu ka dhacay ayaa ah dhabarka danbe ee xarunta maamulka Gobolka Banaadir iyadoo rasaas badan ay rideen ilaalada xarunta qaraxa ka dib waxaana la xiray wadooyinka…

LA SOCO FAAHFAAHINTA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON