Saturday, July 12, 2025

DEGDEG: Hoobiyeyaal ku dhacay Xarunta Villa Hargeysa ee Baarlamaanka ku shirsanaa

Qaraxyo ayaa laga maqlay xarunta Villa Hargeysa ee madaxtooyada Soomaaliya oo maanta ay ku shirsanaayeen xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegayaa inay qaraxyada ahaayeen Hoobiyeyeel kusoo dhacay xarunta Baarlamaanka agagaarkeeda, taasoo keenay xaalada Amni, waxaana xildhibaannada lagu wargeliyay inaysan dibadda u bixin oo hoolka ku sugnaadaan inta xaaladda laga xaqiijinayo.

Lama soo sheegin qasaare gaaray xildhibaannada, laakiin wararka qaar ayaa sheegaya inay ku dhaawacmeen qaar ka mida shaqaalaha Baarlamaaka.

Weerarka Madaafiicda ayaa yimid, iyadoo ay markaas dhammaatay codeynta wax ka bedelka habraaca Doorashada guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON