Monday, July 7, 2025

DEGDEG: Qarax lagu weeraray ciidamo kolonyo ah oo ka tirsan AMISOM

Qarax miino oo ah kuwa meelaha fog laga hago ayaa lala eegtay  goor dhow oo galaba ah ciidamo ka tirsan AMISOM oo marayay agagaarka degmada Afgooye ee Gobolka SH/hoose.

breaking-news2

Wararka laga helayo  degmada Afgooye ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM qarax xoog leh ku haleelay halka lagu magacaabo Boodboodka degmada Afgooye, iyadoo qaraxa kadib ay rasaas xoog leh dhinacyada u fureen. Waxaana khasaare ka soo gaaray Gaadiid ay wateen ciidamada AMISOM.

Qasaaraha ka dhashay  qaraxaasi lama oga, waxaana la xiray isu socodka wadaddaasi oo keentay inay xayirmaan dadweyne iyo gaadiid isaga gudbi lahaa Muqdisho iyo Afgooye waxaana la furay markii dambe iyadoo dhibaato weyn ay ka sheegeen dadka ku xayirmay wadadda.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON