Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Qarax weyn oo ruxay Magaalada Muqdisho

Qarax weyn ayaa goor dhoweyd ruxay magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay degmooyinka gobolka Banaadir ayaa ka dhacay degmada Waaberi, agagaarka isgoyska dabka, waxaa qaraxa la la beegsaday saldhigga booliska degmada Waaberi.

Qasaaraha ayaa hadda uun soo baxaya iyadoo ciidamada amaanka ay xireen goobta.

Rasaas goosgoos ah ayaa laga maqlayaa halka qaraxu ka dhacay, iyadoo gebi ahaan uu istaagay isu socodka.

LASOCO FAAHFAAHINTA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON