Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Qarax xoog leh oo ka dhacay caasimadda Turkiga

Qarax weyn ayaa goor dhoweyd gilgilay caasimadda dalka Turkiga magaalada Ankara, iyadoo la sheegay in  qaraxu ka dhacay meel u dhow xarun tareenada laga raaco, waxaa jira qasaare dhimasho iyo dhaawac iyadoo wararka qaraxaasi ay hadda iska soo daba dhacayaan.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in dadka ku dhintay qaraxa ay ka badan yihiin 30 ruux sida warbaahinta Turkiga soo tebisay, waxaana ku dhaawacmay 120 kalewaana qaraxii ugu qasaaraha badnaa dhowaanahan… Qaraxa ayay wararku sheegayaan inuu ahaa is-miidaamin.

SIDII QARAXU U DHACAY

 

 

http://twitter.com/ismaildaye/status/652748907001290752/photo/1

 

LA SOCO FAAHFAAHINTA…

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON