Monday, July 7, 2025

DEGDEG: Qarax xoog leh oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka hadda laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoog leh uu goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan wadada mashquulka badan ee Maka Almukarama.

Qaraxa ayaa ahaa mid xoog leg oo uuro badan hawada ku qariyay, waxaana laga maqlay degmooyinka ka mida gobolka Banaadir, qaraxa kadib waxaa la maqlay rasaas halkaasi  ka dhacday, iyadoo jidka uu xirmay.

Lama oga qasaaraha qaraxa dhaliyay iyo cidda lala beegsaday…

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON