Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: QARAXYO XOOG LEH OO KA DHACAY MAGAALADA MUQDISHO

Qaraxyo xoog leh ayaa goor dhoweyd ruxay qeybo ka mida magaalada Muqdisho, iyadoo laga dareemay inta badan caasimadda Muqdisho.

Qaraxyada ayaa la sheegay inay ahaayeen madaafiic hoobiyeyaal ah oo lagu soo tuuray madaxtooyada Villa Somalia, waxayna qaarkood ku dhaceen agagaarka madaxtooyada sida Sayidka iyo dhismooyin ku dhow.

Ma cadda qasaaraha ka dhashay madaafiicdaasi, waxayna ku soo beegmayaan iyadoo maanta xilka laga qaaday taliyaha ciidamada nabadsugidda.

La soco faahfaahinta

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON