Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: QARAX XOOG LEH OO KA DHACAY MUQDISHO

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax xoog leh goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degaanka Xeebta Liido.

Qaraxa oo laga maqlay inta badan magaalada Muqdisho ayaa wararkiisu hadda uun soo baxayaan, waxaana muuqata inuu yahay mid abaabulan.

Qaraxa ayaa lala beegsaday baarka Sea Food ee ku yaala xeebta Liido, Degmada C/casiis, waxaa laga cabsi qabaa inuu khasaare ka dhashay…

Wixii soo kordha la soco….

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON