Qarax aad u xoog badan oo gilgilay inta badan magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho goor dhoweyd agagaarka guriga Shaaqaalaha Wadadda Maka Al-mukarama.
Qaraxa ayaa dhaliyay uuro iyo jug weyn oo aan hore loo arag, waxaana waxaana kadib la maqlay rasaas xoog leh, isu socodkii waddada ayaa guud ahaan xirmay iyadoo xaaladu ay cakiran tahay.
Qaraxa ayaa dhacay iyadoo dadweyne fara badan iyo gadiid ay marayeen waddada.
FAAHFAAHINTA FILO