Thursday, July 17, 2025

DEGDEG: Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo kala diraya xukuumadiisa & Shuruud lagu xiray

Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa shaaca ka qaaday inuu kala dirayo xukuumadiisa muranka ka taagnaa ee la filayay in berito la hor keeno Baarlamaanka.

Shir hadda socda oo Ra’iisal wasaaruhu la leeyahay  guddoonka Baarlamaanka ayuu ku sheegay inuu soo dhisayo xukuunmad cusub isagoo codsaday in la siiyo waqti. Guddoonka Baarlamaanka ayaa ka dalbaday inuu qoraal ahaan ku keeno go’aankaas kadibna ay la wadaagayaan Baarlamaanka.

Wararka ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaaraha uu doonayo waqti dheeraad ah oo keena in isbedel ku dhaco Baarlamaanka laakiin shuruudaha Gudoonka Baarlamaanka ayaa ah kuwo adag oo jawaab waafi ah uu ka bixin waayay Ra’iisal wasaaraha.

Shirka oo weli socda wixii ku soo kordha kala soco Goobjooge.com

Goobjooge.com

Muqdishobreaking-news2

[ad name=”HTML”]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON