Friday, June 27, 2025

DEGDEG: Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid: “Waxaan idin hor imid inaan 10 maalmood i siisaan si aan u soo dhiso xukuumad aad talo ku leedihiin”

Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa ka codsaday Baarlamanka inay 10 maalmood oo dheeraad ah siiyaan si uu u soo dhiso xukuumad ay talo ku leeyihiin sida uu hadda u sheegay fadhiga Baarlamaanka.

RA;IISAL WASAARE CUMAR C/RASHIID
RA;IISAL WASAARE CUMAR C/RASHIID

Waxaan idin hor imid inaan 10 maalmood i siisaan si aan u soo dhiso xukuumad aad talo ku leedihiin” ayuu yiri CCC oo uu la socdo ku xigeenkiisa magacaaban, wuxuuna intaas ku daray intii uu warqad u soo qori lahaa uu door biday inuu laf ahaantiisa u yimaado Baarlamanka.

Xildhibaanada qaarkood ayaa buuq sameynaya iyadoo ku doodaya in maanta uu ahaa ajendaha in cod loo qaado xukuumadda magacaaban ee aan wax kale loo imaan.

Guddoonka Baarlamaanka ayaa isku dayaya inuu dejiyo xildhibaanada oo codsiga Ra’iisal wasaaraha cod loo qaado, laakiin waxaa si weyn uga horjeeda xildhibaanno ku doodaya in ajende aan ahayn kii baarlamaanka ee maanta aan laga hadli karin.

[ad name=”HTML-2″]

Wixii soo kordha nala soco…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON