Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Shirkii Amniga Qaran oo ka furmay Magaalada Baydhaba

Waxaa goor dhoweyd magaalada Baydhaba ka furay Shirka Golaha Amniga Qaranka oo ay isugu yimaadeen Madaxda dowladda Federalka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada dalka.

Shirka waxaa guddoominaya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo si rasmi ah u furay shirka, waxaana arrimaha looga hadlayo ugu waaweyn: Amniga, Ciidamada, Kheyraadka, Doorashooyinka iyo arrimo kale.

Shirka ayaa ku soo beegmaya iyadoo ay xiisad ka dhex taagan tahay dowladda Federaalka iyo inta badan madaxda maamul Goboleeyada dalka, waxaana lagu diyaarinayaa qorshe lal tago shirweyne caalami ah oo dhowaan ka dhici doona magaalada Brussels.

Shirkii ugu adkaa Madaxda Dowladda & Maamul Gobleedyada oo ka furmaya [Akhriso 5 Qodob oo xasaasi ah]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON