Shirkii Madasha Qaran ee wadatashiga muddo Isbuuc ah qaatay ataa goor dhow lagu soo afjaray xarunta madaxtooyada magaalada Muqdisho.
Madaxda Madasha ayaa Shirka ka soo saaray War-murtiyeed ay isku raaceen oo qeexaya qodobo dhowr ah, waxaana ka mida xilliga doorashada oo ah kuwii ay dhowaan shaaciyeen Guddiga Doorashad Dadban.
War-murtiyeedka ayaa dhowaan idin soo daabici doonaa Insha Allaah..
LA SOCO…
Goobjooge.com