Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Siciid Deni iyo Jen. Asad oo hoggaaminaya wareegga koowaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland

Waxaa hadda lasoo gabagabeeyay tirinta codadka wareegga koowaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland, iyadoo ay ku horeeyan laba musharax.

Siciid C/llaahi Deni ayaa hoggaaminaya wareegga koowaad oo helay 20 cod, halka uu musharaxa labaad noqday Asad Cismaan Abdullahi oo heysta 17 cod, waxaana kaalinta saddexaad ku jira Faarax Cali Shire oo helay 9 cod, waxaana muuqata in C/weli Gaas oo helay 8 cod uu ku haray wareegga koowaad.

Musharixiin badan oo la filayay inay codad wanaagsan helaan ayaa meesha ka baxay oo qaarkood aanay helin hal cod, waxaana meel cad ku soo dhacay Cali Xaaji Warsame oo helay 1 cod iyo Cabdi Faarax Juxa oo aan wax cod ah helin.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON