Monday, August 25, 2025

Tababarihii Kooxda Manchester United ee Jose Morinho oo shaqadii laga eryay

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in tababarihii kooxda Manchester United ee Jose Mourinho shaqadii laga eryay.

Bayaan ka soo baxay maamulka kooxda Manchester United ayaa lagu sheegay inuu tababare Jose Mourinho ka tegay shaqadii tababarnimo, kadib muddo 2 sano iyo bar ah oo uu kooxda la joogay.

Warka kooxda Manchester ayaa lagu yiri: “Kooxdu waxay u mahad celineysaa Jose intii uu hayey xilka tababarnimada kooxda Manchester United, waxaana u rajeyneynaa guul mustaqbalka..”

Waxaa kooxda sii wadi doona tababare kumeelgaar ah oo dhowaan la magacaabi doono.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON