Wednesday, July 9, 2025

DEGDEG: Taliyeyaasha ciidamada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xilalkii laga qaaday

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir xilalkii laga qaaday.

Shirka Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya oo hadda ka  socda magaalada Muqdisho ayaa la soo hordhigay xil ka qaadista lagu sameeyay taliyeyaasha ciidamada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Arrintan oo ahayd mid la filayay ayaa wararkii ugu danbeeyay ee aanu ka heleyno shirka Golaha Wasiirada ay sheegayaan in lagu dhawaaqayo taliyeyaasha iyo guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir.

Taabit Cabdi oo loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa cusub ee Muqdisho

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON