Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Ugaaska Ciise Mudulood oo ku biiraya shirka Beledweyne & jug ku dhacday Shirkii Jowhar

War hadda naga soo gaaray magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Ugaaska Beesha Ciise Mudulood Ugaas Cusmaan Ugaas  Cilmi Ugaas Cumar uu ka degay garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne, halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyay, isagoo ku biiraya shirka dib u heshiisiinta ee ka socda magaaladaasi.

Arrintan oo dhabar jab weyn ku ah shirkii dowladda Federaalka sheegtay inuu dib uga furmayo magaalada Jowhar ayaa timid kadib markii Ugaaska Ujeejeen ka biyo diiday qaabka loo wado shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.

Dadaa lagu doonayay in Ugaas Cusmaan looga baajiyo safarka ayaa lagu guuldarreystay, waxaana muuqata in qorshaha siyaasadeed ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wasiirkiisa Arrimaha gudaha ka leeyihiin shirka Jowhar uu dhalinayo inay ka baxaan odayaashii iyo duubabkii hore ugu qanacsanaa.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON