Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya oo isaga baxay Shirka socda ee Golaha Wasiirada

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya uu isaga baxay shirkii toddobaadlaha ahaa ee goor dhow u bilowday golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya.

Sida ay sheegayaan warar ku dhow Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha wasiiir C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka baxay Golaha Wasiirada ee hadda  ka socda Xafiisk xukuumada Soomaaliya kadibn markii muran soo dhex galay Wasiirka iyo Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre.

Shirka maanta ayaa waxaa hareeyay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaaladda xukuumadda, shaqooyinka wasiirada, waxaana dood adag oo dhex martay Wasiirka maaliyadda iyo Ra’iisal wasaaraha ay sababtay inuu wasiirku shirka isaga baxo.

Shirka saaka waxaa hareeyay is-casilaadii Wasiirkii Gargaarka Maryan Qaasim, waxaana uu weli ka socdaa xafiiska Ra’iisal wasaaraha.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON