Monday, June 23, 2025

DEGDEG: WERIYE MACALIMUU OO KU DHAAWACMAY WEERARKII CAAWA EE XEEBTA LIIDO

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in weriyaha caanka ah ee Maxamed Ibraahim Moalimuu oo hore uga shaqeyn jiray Laanta Afsoomaaliga ee BBCda, haddana ah agaasimaha xafiiska telefishanka Somali Cable ee magaalada Muqdisho uu dhaawac ka soo gaaray  weerarka caawa  lagu qaaday baarar ku yaala xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Dhaawaca Moalimuu ahaa la sheegay inuu yahay mid degan oo dhinaca wejiga ah, waxaana lagula tacaalayaa hadda Mid ka mid isbitaalada magaalada Muqdisho.

Dadweyne fara badan ayaa dhaawac iyo dhimasho ka soo gaaray  weerarada caawa oo rasaas iyo qaraxyo isugu jiray, waxaan weli socda howlgalka ciidamada ammaanka.

Embedded image permalinkEmbedded image permalink

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON