Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Xubin ka mida Guddiga Xuduudaha & Federaalka oo is casilay iyo xubin kale oo lagu bedelay

guddigaxf

Xubin ka tirsan Guddiga Qaran ee Xuduudaha iyo Federaalka ayaa iska casilay guddigaasi sabab lagu sheegay arrimo caafimaad darteed, waxaana booskiisii lagu bedelay xubin cusub sida ay goor dhoweyd ansixiyeen  Golaha wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Dr. C/llaahi Gacal Cabdi ayaa banneeyay xubinamadii Guddiga xuduudaha iyo Federaalka kadib markii la sheegay inuu isu casilay arrimo dhinaca amniga, waxaana booskiisii lagu bedelay nin lagu magacaabo Xiirey Axmed Rooble.

Guddiga Xuduudaha oo Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyay xubnaha ka mid noqonaya ayaa la ogeyn in xubinta cusub ee lagu soo kordhiyay Baarlamaanka la geyn doono iyo in kale, laakiin waxaa guddigan iyo kan doorashooyinka hareeyay dib u dhaca howleed iyadoo qaar ka mida maamulada ay diideen inay aqoonsadaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON