Friday, June 27, 2025

DGEDEG: Fanaaniintii Xiddigaha Geeska ee tegay Magaalada Muqdisho oo lagu xiray Hargeysa

Wararka naga soo gaaray magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in qaar Ka mida Fanaaniinta Xiddigaha Geeska oo bandhig faneeed weyn ka dhigay magaalada Muqdisho xabsiga loo taxaab maanta markii ay ka degeen garoonka diyaaradaha Magaalada Hargaysa kadib markii ciidamo Boolis ah oo ku sugayay Garoonka ay qabteen.

Geeska

Hoboladam ayaahabbeenkii Ciidul Adxaa Bandhig faneed ku qabtay Hotelka CIty Palace ee Magaalada Muqdisho, halkaasoo ay ku maaweeliyeen dadka magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.Ma jiraan war rasmi ah oo ilaa iyo hadda ka soo baxay hay’addaha ammaanka  ee Somaliland iyo sababta loo firay fanaanada shacabka ee aan wax siyaasad ah shaqo ku lahayn, waxayna tani noqoneysaa bar madow iyo ceeb maamulka Siilaanyo soo wajahi doonta.
Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON