Wednesday, July 9, 2025

DHAGEYSO: Afhayeenka Alshabaab oo war ka soo saaray qorshaha Kenya ku xireyso Xeryaha Qaxootiga

Afhayeenka Xarakada Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud (Sheekh Cali Dheere) ayaa been abuur ku tilmaamay eedeynta dowladda Kenya ku eedeysay qaxootiga Soomaaliyeed ee ku jira xeryaha Dhadhaab iyo Kaakuma ee ah inay Alshabab ka abaabusho weerarada ka dhaca dalka Kenya.

Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay inaysan Alshabaab ku baahneyn Xeryo Qaxooti, wuxuuna dowladda Kenya sheegay inay ujeedkoodu tahay inay  cadaadis ku saarto dalalka reer Galbeedka si ay lacag uga hesho culeyska ay saareyso qaxootiga masaakiinta ah.

DHAGEYSO AFHAYEENKA ALSHABAB

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON