Tuesday, June 24, 2025

Dhageyso: Ahlu sunna oo sheegtay inay Alshabaab & Dam-jadiid kula dagaalamayaan magaalada Caabudwaaq

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka G/dhexe ee Ahlusunna Xasan Maxamuud  Gaboobe oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in dagaalkii Saaka ka dhacay  Degmada Caabudwaaq uu u dhexeeyay Maamulkooda iyo shaqsiyaad ka tirsan Shabaab oo laga soo abaabulay Magaalada Cadaado sida uu yiri.

ahlusuna-sax

Wuxuu sheegay in cidiamadooda ku sugan saldhiga Caabudwaaq lasoo weeraray ayna ka go’an tahay inay amaankooda iyo kan magaalada ay sugaan. Warkan ayaa Ahlu suna kasoo baxay kadib markii uu saaka iska hor imaad ka dhacay oo dhex maray maleeshiyo kala duwan iyadoo weerarku ka dhacay guri uu deganaa wasiir ka tirsan Maamulka Galmudug oo lagu magacaabo C/ladiif

Dhageyso warka madaxweyne ku xigeenka Ahlu suna

Goojooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON