Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka ee maanta lagu qarxiyay magaalada Kismaayo ayaa ku eedeeyay inay qaraxa ka dambeeyeen ciidamada Axmed Madoobe.
C/rashiid Macalin Gaas oo u hadlay Ciidamada Qaraxa lala eegtay ee dowladda Federaalka, kana mida saraakiisha ciidamada dowladda isku dhafayo ee dalka ayaa sheegay inay 10 askari ka dhinteen 30 kalena in ka badan ay ku dhaawacmeen.
Cabdirshiid Gaas ayaa xusay in gaarigu uu soo dhexmaray Ciidamada Kenya iyo kuwa Axmed Madoobe ujeedkuna yahay in ciidamada magaca dowladda sheegta laga baab’iyo Kismaayo.
Hadda waxaad dhageysaneysaa codka Sarkaalka
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-1″]