Friday, June 27, 2025

DHAGEYSO: C/raxmaan Faroole oo weeraray Xasan Sheekh, dhulkana ku jiiday Shariif Xasan & C/kariin Guuleed

Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa si kulul u weeraray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh isagoo sheegay inuu diidana federaalka oo si ula kac ah uga hor yimid inuu dalku noqdo federaal, isla markaana uu dhisay maamul aan waxba ka jirin oo rag uu isagu wato uu madax uga dhigay sida kan Baydhaba iyo mid Galgaduud ka dhismay.

Farool oo saxaafadda kula hadalayay magaalada Garowe si kulul u weeraray madaxweyne Xasan Sheekh oo uu sheegay inuu doonayo doorasho kale inuu ku soo laabto 4.5.

DHAGEYSO CODKA FAROOLE

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON