Friday, June 27, 2025

DHAGEYSO: C/weli Gaas oo digniin culus kasoo saaray la-dagaalanka Alshabaab

Madaxweynaha  Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) oo ayaa ka digay inuusan dhammaan dagaalka Alshabaab lagula jiro, wuxuuna dadka Puntland u sheegay inay u diyaar garoobaan dagaalkaan oo aanay is dhigan.

Isagoo ka hadlayay Guulihii Ciidamada Puntland ay ka soo hooyeen dagaalkii Suuj oo meydad iyo maxaabiis Alshabaab ah lagu soo bandhigay magaalada Garowe ayuu sheegay inay Alshabaab halitoodu jirto inay ay dhul Soomaaliyeed ku sugan yihiin.

Ugu dambeyn Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Al-shabaab ay yihiin Cadawga Ummadda Soomaaliyeed islamarkaana la doonayo in Soomaali oo dhan ay meel uga soo wada Jeestaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON