Sunday, July 6, 2025

DHAGEYSO: Fannaanka Maxamed A.Bakaal (Cirro) oo shaaciyay mas’uuliyiin xarigooda ka danbeysay

Fanaanka Maxamed Axmed Bakaal (Cirro) oo ka mid ahaa fannaaniintaas afarta ah Booliska Somaliland ay xireen Axadii dhoweyd, maantana la sii daayay ayaa  ka hadlay xarigooda iyo sidii loola dhaqmay, wuxuuna sheegay in caburin xoog leh, lagu hayay, loona diiday inay cid arkaan.

Cirro

Wuxuu intaas ku daray in isla markii ay diyaaradda ka soo degaan la qabtay oo xabsiga la dhigay, wuxuuna sheegay in waxa kaliya ee lagu eedeeyay ay ahayd inay Xamar tageen. wuxuuna beeniyay inay shaqaale dowladeed uu isagu yahay. “Anagu waxaan na xirtay Wasiir Waran-cadde, Cukuse iyo Ina-Fadal, niman raggaa u xiran baanu ahay” ayuu yiri Fannaanka oo shaaciyay cidda ka danbeysay xarigooda.

DHAGEYSO CODKA CIRRO OO WAREYSI SIIYAY VOA-da

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON