Taliyaha ciidamada ilaalinta degaanka Qeybta Waliyow Cadde Gaashaanle Isxaaq Xuseen Aadan ayaa ku eedeeyay ilaalada Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa inay si bareer ah u dhaawacmeen ciidamo ka tirsan ilaalada degaanka Xamar.
Taliyaha ayaa beeniyay war uu sheegay xildhibaan Dalxa, wuxuuna sheegay in ilaaladiisa ay si ula kac ah u rasaaseeyeen ciidankii ilaalada degaanka degmada Hodon oo isaga hoos yimaada oo uu ku jira taliyihii degmada Hodon C/qaadir Sheekh Cilmi dhaawac culus ah, khasnajigii iyo laba askari oo dhammaantood dhaawac ah.
DHAGEYSO TALIYAHA
Goobjooge.com
Xildhibaan Dalxa oo weerar Afka ah ku qaaday Wakaaladda Wararka ee SONNA [DHAGEYSO]