Friday, June 27, 2025

Dhageyso: Golaha Dhaqanka Odayaasha Hiiraan oo ku baaqay in la joojiyo Mooshinka laga keenay Madaxweynaha

Guddoomiyaha Golaha odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan Dacar Xers Nuur ayaa si kulul u cambaareeyay Mooshinka lag keenay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isagoo ugu baaqay xildhibaanada wada mooshinka inay joojiyaan mooshinkaasi oo uu ku tilmaamay kala tuurka dowladda.

Dacar Xersi Nur

“Mooshinkaas  waxaa ka dambeeya maamul goboleedyadii hore u jiray oo doonaya in dowlada Federaalka ay burburto” ayuu yiri Nabad-doonka ugu sareeya Gobolka Hiiraan.

Dhageyso codka Nabad-doon Dacar Xersi

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON