Wednesday, July 16, 2025

DHAGEYSO: Guddoomiyaha G/Banaadir oo 3 Maalmood kadib faahfaahiyay weerarkii Degmada Wadajir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa sheegay inaysan maamulkiisa aqbaleynin in Alshabaab ay leyso shacabka Soomaaliyeed.

Guddoomiye Taabit oo saddex maalmood kadib ka hadlay weerarkii Alshabaab ku qaaday xarunta Degmada Wadajir ayaa tacsi u diray dadkii ku dhintay weerarkaasi, wuxuuna sheegay in dadka la beegsaday ay ahaayeen dhalinyaro xaqal ciid la siiyay oo ku howlanaa in tabarucaad u ururiyaan dadka masaakiinta ah ee aan ciid heysan.

Guddoomiyaha Gobolka banaadir ayaa maanta la shaaciyay muuqaalo laga soo qaaday isagoo ka dukaameysanaya Suuqyada magaalada Muqdisho.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON