Saturday, June 28, 2025

DHAGEYSO: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo soo saaray amar uu hore u fulin waayay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta soo saaray amar ah inaan la xiri karin wadooyinka magaalada Muqdisho, isagoo faray guddoomiyeyaasha degmooyinka inay hubiyaan wadooyinka xiran.

Amarkan ayuu hore u soo saaray Guddoomiye Yuusuf Boorsaani markii xilka uu qabtay, wuxuuna marar dhowr ah ka haday wadooyinka xiran iyadoo intii uu xilka hayay la xiray wadooyin cusub oo hore u furnaa oo ay ka mid tahay wadada tagta Garoonka Diyaaradaha xarunta hay’adda WFP oo hore u hor istaag awood ah ku diiday Xasan Muungaab.

DHAGEYSO CODKA GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON