Weriye ka tirsan kuwa ka howlgala magaalada Muqdisho aya sheegay in ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa saaka Jirdil u geysteen xilli uu doonaya inuu galo Masjidka Isbaheysiga Islaamka oo madaxda dowladda ku tukanayeen saladii Ciidul Adxaa.
Wariye Maxamed Xasan Cali (Bashle) oo ka howlgala Idaacada Kulmiye ayaa ku eedeeyay ciidamada ilaalada madaxweyne Xasan Sheekh inay ku garaaceen liifka qoryaha ay siteen.
Saddex Askari oayuu sheegay weriyaha oo ka tirsan inay falkaasi ka danbeeyeen, waxaana uu dhibaatada loo geystay ku tilmaamay inuu aad uga xun yahay inay kula kacaan ilaalada madaxweynaha qaranka.
Codka Weriyaha
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-7″]