Kusimaha madaxweynaha Federaalka ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa dardaaran culus u jeediyay madaxda dowlad goboleedyada Soomaaliya isagoo ka hadlayay gabagabadii shirka wadatashiga siyaasadda Soomaaliya, wuxuuna u sheegay inay danta guud eegaan.

Wuxuu u sheegay inay walaaltinimada aanay iloobin, Soomaalinimada u duubtaan kana baxaan maamulada ay ku dhegan yihiin, wuxuuna si gaara uga dardaraamay in dhalinyarada qeyb weyn laga siiyo talada dalka isagoo ku adkeeyay madxda maamulada inay iftiin tusaan dhalinyarada oo dalka u badan.
DHAGEYSO DARDAARANKA JAWAARI
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-7″]