Taliyaha Qeybta 12 April ee ciidamada Milatariga Soomaaliya Generaal Maxamed Maxamuud Saneey ayaa beeniyay warar ay baahiyeen Warbaahinta qaarkood oo sheegayay inuu ku geeriyooday weerar Alshabaab ku qaadeen kolonyo uu la socday.
Wuxuu sheegay inuu nabad qabo oo aanay jirin wax soo gaaray, isla markaana ay been ka faafiyeen warbaahinta, wuxuna intaas ku daray in waqtigiisa uu dhimanayo, diyaarna u yahay inuu dhinto isagoo ku jira difaaca dalka iyo dadka.
Hoos ka Dhageyso Codka Taliyaha
Goobjooge.com