Madaxweynaha Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed aya hambalyo u diray dadka islaamka iyo dadka Soomaaliyeed munaasabadda Ciida Al-adxaa awgeed, wuxuuna shacabka Galmudug u rajeeyay inay ciidan teeda kale ku gaareen horumar iyo Barwaaqo.
Madaxweyne C/kariin wuxuu dadka Galmudug ugu baaqay inay taageeraan walaalhood, lana qeybsadaan farxadda ciida oo walaalnimo loo muujiyo.
HOOS KA DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNAHA GALMUDUG
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-7″]