Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa Hambalyada Ciidul axdaa u diray shacbka islaamka iyo umadda Soomaaliyeed, wuxuuna si gaara ugu hambalyeeyay dadka reer Puntland.
Mudane Gaas wuxuu baaq nabadeed u diray dadka ku dagaalamaya Gobolka Sool, wuxuuna sheegay inay dadaal u galayaan sidii colaadaasi loo baajin lahaa, horena ay u wadeen dadaalo nabadeed. Madaxweynaha Puntland ahaa weli ku sugan magaalada Muqdisho.
HOOS KA DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNE GAAS
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-7″]