Tuesday, July 15, 2025

DHAGEYSO: Odayaasha dadkii lagu laayay Weerrarkii Bariire oo go’aamiyay inaan la Aasin Meydadka

Odayaasha ehelada dadkii lagu laayay weerar ka dhacay tuulada Bariire ee gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegay inaan la aaseynin dadkaasi.

Meydadka dadkan oo gaaray  10 qof, ayna ka mid yihiin saddex caruur ah ayaa lagu soo bandhigay isbitaalka Medina ee magaalada Muqdisho iyadoo laga keenay Gobolka Shabeelada Hoose.

Odayaasha Ehelada dadka duqeynta lagu dilay oo loo heysto ciidamo Mareykan iyo Soomaali ah ayaa sheegay inaan dadkaan meydkooda la Aasi doonin ilaa dowladda Federaalka Soomaliya iyo Mreykanka ay Warcad ka keenaan wixii ay ku kaceen meelna saaraan dhiigga dadkaasi.

Dhageyso Odayaasha

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON