Thursday, June 26, 2025

Dhageyso: Qaab la yaab leh oo Alshabaab u qarxiyeen Buundadii Qoryooley

Kooxda Al-shabaab ay saaka aroornimadii qarxiyay Buundada degmada Qoryooley oo ay gacanta ku hayaan ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka,waxaana qaraxaasi oo waxyeelo u geystay buundada loo adeegsaday neef  Lo’ ah siiba Dibi  jiidaya gaari laga soo buuxiyay  waxyaabaha qarxa oo bartama buundada la keenay kadibna la qarxiyay.

OxCart

Taliyaha ciidamadaBooliska Qoryooleey Goobow Buule ayaa sheegay in Alshabaab adeegsadeen Dibi si ay qarxiyaan Buundada, iyaguna hadda aaanay u gurman karin degaanka Janaale oo ay qabsadeen Buundadii oo la jaray awgeed.

Waa Buundadii labaad ee Alshabaab ku qarxiyaan saaka gobolka Sh/hoose iyadoo sidoo kale qarxiyay Buundadii Janaale ka hor weerarkii ay saaka ku qabsadeen Janaale.

Dhageyso Codka Taliyaha

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON