Thursday, June 26, 2025

DHAGEYSO: “Saxafiyiinta Dil iyo xarig ayaan isugu darayaa” HANJABAAD

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland, Maxamuud Xassan Soocade ayaa u hanjabay Wariyeyaasha,isagoo wacad ku maray inuu isugu darayo dil iyo xarig.

Wasiir Maxamuud Xassan Soocade oo shalay soo saaray Qoraal ah oo uu uga digayo iney wareystaan shaqsiyaad uu ku tilmaamay Daacish iyo Burcad-badeed ayaa hanjabaadan la yaabka leh ee fadeexadda ku ah laga duubay xilli la wareysnayay isagoo aad u kacsan.

DHAGEYSO SOOCADE

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON