Monday, June 23, 2025

DHAGEYSO: Shariif Xasan oo kashifay Qodob sababay inuu iska casilo xilka, kana haro Doorashada

Madaxweynihii xilka iska casilay ee maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa shaaciyay qodobka ugu muhiimsan ee dhaliyey inuu is casilo.

Isagoo warbaahinta kula hadlay magaalada Baydhaba ayuu sheegay in dowladda Federaalka ay awood u adeegsatay, isla markaana ay xildhibaannadii K/Galbeed u rartay magaalada Muqdisho.

“Baarlamaankii sida sharafta lahaa ku shaqeynayey haddii la iska watay, intii doorashadu ka dhici lahayd Baydhaba haddii xildhibaannada la qaaday oo Xamar la geeyay, iyaguna ogolaadeen, ayaa  anigana ogolaaday inaan is casilo… Anigoo ogeyn haddii ay baxeen xildhibaannada, dowladiina adeegsatay awoodeeda.. saas darteed ayaan u tanaasulay..” ayuu yiri Shariif Xasan.

DHAGEYSO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON