Thursday, June 26, 2025

DHAGEYSO: Sheekh Maxamud Aw-Cabdulle Cariif oo ka digay xafladaha Dhalashada

Sheekh Maxamuud Aw-cabdulle Cariif oo ka mida culimada waaweyn ayaa uga digay dadka Soomaaliyeed ee muslimiinta ah inay dhigtaan xafladaha lagu magacaabo dhalashada.

Sheekha ayaa soo jeediyay wacyi gelin ku saabsan arrintan oo uu sheegay ina tahay caado Gaalo oo aysan bannaaneyn inay dadka muslimiinta ah ku raacaan.

HOOS KA DHAGEYSO WACYI GELINTA SHEEKHA

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON