Sunday, June 22, 2025

DHAGEYSO” Sheekh Nuur Baaruud oo jawaab kulul u diray: “Waxay leeyihiin Wadaadka hala tarxiilo, goormaan ajnabi noqday..”

Sheekh Nuur Baruud Gurxan oo ka mid ah Hay’adda Culumada Soomaaliyeed ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadallo kulul oo uu u jeediyay siyaasiyiinta mucaaradka ah ee wada mooshinka lagu duminayo dowladda.

Sheekha ayaa sheegay in hadallo uu dhowaan sheegay si xun loo fasiray, isla markaana ay dadka qaarkii dhibsadeen, wuxuuna intaasi ku daray in hadalkiisa uu la yaaban yahay boogta uu damqiyay, dadka qaarkiina ay dhibeyso in waxa wanaagsan in la faro.

 

Ad

“Waxyaabaha yaabka leh ee ii soo baxay laguna qoray baraha bulshada waxaa ka mida in la yiri Wadaadka hala taxriilo, halkee la ii tarxiilayaa..? goormaan Ajnabi noqday..?, waxaa kaloo la yiri qabiil buu u jeedaa, waxaa muuqata dadkaasi inaysan i aqoonin..” ayuu yiri Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo kalmad u jeediyay dadka la khadlay sida uu yiri.

DHAGEYSO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON